Kiisaska cudurka Coronavirus ee laga helay Kenya iyo Jabuuti oo sii kordhaya

Waxaa sii kordhaya kiisaska la xiriira cudurka Coronavirus ee laga diiwaan geliyey dalalka Kenya iyo Jabuuti oo Somalia deris la ah. Wasaaradda caafimaadka Kenya ayaa sheegtay in ilaa sagaal kiis oo hor leh oo cudurka Coronavirus ah la diiwaan-geliyey shalay, taasoo tirada kiisaska dadka qaba xanuunkaasi ee dalkaasi Kenya ka dhigaysa ilaa 25. Kenya ayaa … Continue reading Kiisaska cudurka Coronavirus ee laga helay Kenya iyo Jabuuti oo sii kordhaya